Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia oo Saraakiil u Magacaabay xilal cusub (Akhriso)

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Xilal u cusub u magacaabay Saraakiil ka tirsan ciidankaas. Wareegto ka soo baxday taliyaha ayaa lagu xilal cusub loogu magacabay sadex ka mid ah saraakiisha Booliska oo kala ah 1) G/Sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay Taliyaha Akedeemiyada Gen.Kaahiye 2) G/lle Cabdifitaax Bashiir Cali … Continue reading Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia oo Saraakiil u Magacaabay xilal cusub (Akhriso)